“DAAWO: Madaxweynaha Somaliland Oo Ku Soo Laabtay Caasimadda Iyo Afhayeenka Madaxtooyada Oo Ka War-bixiyay Socaalkii Waftiga

0
349

waaxa qoreya yaasir br

Hargaysa) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ku soo laabtay Caasimadda Hargaysa, kadib safar usbuuc qaatay oo uu ku soo maray Gobolada Bariga, afhayeenka Madaxtooyada Xuseen Dayr ayaa ka warbixiyay socdaalka Waftiga Madaxweynaha. Isagoo qaybo war baahinta kamid ah kula hadlay Qasriga Madaxtooyada Hoos Ka DAAWO.