Daawo Maxaad Yeeli Hadii Wiishka Dabaqyadu Hoos kuula Soo Go’o (Xogta dahsoon)

0
365

Hargeysa(WSN)Barnaamijkeenan waxa aynu ku soo bandhigi doonaa qaababka aad ula macaamili karto hadiiba ay kugu timaado in wiishka dabaqyada dhaadheer loo raaco oo aad saaran tahay uu kula soo go’o oo hoos isu si daayo.