Daawo Maxkamada Gobolka Hawd ayaa maanta xukun ku riday Baabuur iyo Darawalkii waday ka dib markii lagu soo qabtey 8 Giintaal oo Baco ah

0
374

Maxkamada Gobolka Hawd ayaa maanta xukun ku riday Baabuur iyo Darawalkii waday ka dib markii lagu soo qabtey 8 Giintaal oo Baco ah ku waasi ooh ore dalka looga Mamnuucay isticmaaalkooda,Darawalka waday Baabuurkan siday Bacaxa ayaa Maxkamada Gobolka hawd ku riday Xukun dhan 6 Bilood oo xadhig ah Halka Baabuurkiina lagu Ganaaxay inuu bixiyo aduun dhan Boqolkiiba Shan.
Gudoomiyaha Gobolka Hawd Sh.Cabdilaahi Maxmuud Aw Cabdi ayaa ku dhawaaqay Xukunka lagu riday Edaysanaha iyo Baabuurkii uu waday

Taliyaha Qaybta ee Ciidanka Booliska Gobolka Hawd Gaashaanle Dhexe axmed cabdillaahi cabdi Ayaa isna ka Hadley Xukunka isla markaana waxaa uu fariin adag u direy dadka oota Seeraha Maxkamada Gobolka Hawd ayaa guud ahaanba gubtey Bacahaasi la soo