Daawo Munaasiabada xuska maalinta caalimaga ah ee beerista dhirta aduunka oo ku beegan 05 bisha 6aad ayaa laga xusay gobolada iyo degmooyinka Somaliland

0
288

Munaasiabada xuska maalinta caalimaga ah ee beerista dhirta aduunka oo ku beegan 05 bisha 6aad ayaa laga xusay gobolada iyo degmooyinka Somaliland Hadaba munaasibadan ayaa ku soo beegantay xili ay ka jirto gobolka sanaag xaaladii ugu darayd ee xaalada gubista iyo gumaadka dhirta ee abid soo foodsaarta degaanada kala duwan ee gobolka snaag ka kooban yahay‏