Daawo Munaasibad khayriya oo lagu soo bandhigayay baahida dhanka waxbarashada diinta ee maxadka alfalaax

0
458

Munaasibad khayriya oo lagu soo bandhigayay baahida dhanka waxbarashada diinta ee maxadka alfalaax ee degaanka daris oo ka tirsan degmada gudmobiyo cas ee galbeedka gobolka sanaag ayaa lagu qabtay hoolka shirarka mahuraan eemagaalada ceerigaabo‏