Daawo: Muwaadin amaanay is badalka lagu Sameeyey Madaarka Ciga

0
583

Muwaadin kale oo Reer Somaliland ayaa isaguna sheegay inay hawl wadeenada madaarka kala kulmeen soo dhawayn iyo adeeg hufan waxaanu yidhi “ Adeega aanu manata halkan kala kulanay Walaahi mid la soo koobi karo maaha, anagu dee suuqa ayaanu joognay oo sheeko kale ayaanu ka qabnay, laakin imika markaanu nimid, waxanu aragnay, Garoonkii oo si fiican looga shaqeeyey oo loo hagar baxay, waanu la dhacday, adeega iyo shaqaaluhuba aad bay u fiican yihiin maraa waalixd.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here