Daawo oo Illaahay Dartii Ucaawi Afar Wiil Oo Ilaahay Mar Kaliya Xiskoodii Ka Qaaday Kuna Xidhan Cuspitaalka Dhimirka Ee Magaalada Berbera

0
359

Illaahay Dartii Ucaawi Afar Wiil Oo Ilaahay Mar Kaliya Xiskoodii Ka Qaaday Kuna Xidhan Cuspitaalka Dhimirka Ee Magaalada Berbera

Afartan Nin Oo Ah Dhalinyaro Ayaa Qaarkood Xanuusanayeen Mudo ,Waxaana Mudadaasi Daryeelkooda Ka War Haysay Hooyadood , Hooyadoodna Tii Alle Ayaa Utimi Oo Way Dhimatay Waxay Haystaan Oo Kaliya Waa Dhamaaan Umada Muslimka Ah Waa Dad Danyar Ah Alle Dartii Haloo Caawiyo ” Caafimaadku Waa Sade ”

Ugu Hagaaji Wixii Aad Ugarto Alle Maalka Haku Barakeeye ZAAD:-4393466 Accountka DAHABSHIIL : 013879

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here