Daawo Previous messageNext messageBack to messages Indhahaaga Ku Arag Saamaynta Abaaraha Somaliland

0
358

Iyadoo ay inta badan Gobolada iyo degmooyinka Somaliland ka taagan tahay abaar baahsani ayaa Maamulka Iyo Waxgaradka Degmadda Faraweyne ee Gobolka Maroodijeex waxa ay maanta ka hadleen baaxada abaarta ka taagan Jiidaha hoos taga degmadaasi isla markaana ugu baaqay Xukuumadda, Hay’adaha Caalamiga ah iyo Kuwa Maxaliga ahiba inay ka qayb qaataan Sidii Gurmad loo Gaadhsiin lahaa Dadka Ku Tabaaloobay abaartan.