Daawo Qisooyinka Quraanka (2) – Sacii reer Bani-Isra’iil

0
275

Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’idaysan karno. Fadlan daawo barmaaijka labaad oo aan kaga hadlayno qisadii Saca reer Banii Israa’iil iyo casharada ku jira.