Daawo Qisooyinka Quraanka Qaybtii 25aad – Ninkii Muminka ahaa ee ay Fircoon qaraabada ahaayeen

0
295

Hargeysa(Warsugannews)Qisada ninkii muminka ahaa ay qaraabada ahaayeen Fircoon ee rumuuyay nabi Muse waa qiso kale oo ka mida qisooyinka lagu cibro qaato ee ku jira Quraanka kariimka waana qisada 25 aad ee barmaamijka qisooyinka Quraanka. Fadlan hadaad halkan ka daawo siina fidi Allah khayr ha kaa siiyee.