Daawo Qisooyinka Quraanka Qaybtii 7aad – Qisadii Qaabiil iyo Haabiil

0
397

Dilkii uu horeeyay ee aduunka ka dhaca waxa uu ahaa dilkii ka dhex dhacay labadii inan ee uu dhalay Nabi Aadam oo midkood walaaliis dilay. Barmaamijka 7 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Quraanka waxa aan ku eegynaa dhacdadaas iyo wixii laga faa’idaysan karo.