Daawo Qorshaha Aadamuhu Ugu Guurayo Hawada Sare (Xogta Dahsoon)

0
473

Barnaamijkeenan waxaynu daaha kaga faydaynaa mashruuca loo yaqaano Mars 1 ama Mariikh waaxid oo ah mashruuc hawada sare lagaga yagleelayo deegaan ay u guuraan aadamaha dhulka joog