DAAWO: Sababtii Habluhu u Ilaalin Jireen Mucammar Al-Qaddaafi

0
355

Caa’isha Cabdisalaam Maxamad cali oo ka mid ahayd hablihii ilaalin jiray Mucammar Al-Qaddaafi ahaydna saraakiisha ugu derejada sareeya millaterigii liibiya xiligii uu xukumayey dalkaasi ayaa qarxisay oo daaha ka qaaday sababihii uu mucammar al qaddaafi u danayn jiray inay habluhu ilaaladiisa gaarka ah noqdaan.