Daawo Sawiro iyo Natiiyadii ay ku soo dhamaatay rabshadii, Ciyaartii Gobolada Maroodijeex iyo Awdal

0
392

Ciyaartii Maanta ku dhgex martay Gobolada Maroodijeex iyo Awdal oo ku soo dhamaatay Rabshad iyo Natiijadii oo noqotay in dhibcaha laga qaado Maroodijeex ka dib markii ay diideen inay garonka ku soo noqdaan guushiina loo xambaariyey Gobolka Awdal ka dib goaan ay gaadheen xidhiidhkii kubada cagta ee gobolada u metelaayey Wasaaradda Ciyaaraha

dhanka kale waxa meesha ka dhacday sida sawirada idinka muuqata in askartii garoonka ku sugnayd ay shacbigii ku sugnaa garoonka ku kala dareeriyeen Rasaas taasi oo haleeshay 3 qof oo dhaawac ah iyo hal qof oo dhimasho ah

12074597_749134381883008_8612839637987136752_n

12074847_1182152255134858_3304342701896184389_n

12079060_10205206447820180_3965807767128509426_n

12096250_1182124818470935_5162483733172494734_n

12106828_1182125681804182_8474396437611189061_n

12107829_749134391883007_4328927726291893143_n

12109014_10205206447860181_7451823103913214513_n

12112195_1182124598470957_2356920488884132371_n

12140558_10205206448340193_3019137778838221280_n

12141502_749134408549672_2034057908852643066_n

12143273_1182148825135201_7464415400628138120_n

warsugannews

warsuganmedia@gmail.com
Hargeysa/Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here