Daawo: Sheikh Said Ali – Caruur loo iiibshay “ipads” iyo khatarta ka iman karta – Qiso dhab ah

0
343

Tiknoolojiyada ay caruurtu isticmaalaan khatarteeda ayay leedahay hadaanay caruurtu si taxadar ku jiro u isticmaalin. Waalidku waa in ay caruurta yaryar ka war hayaan sida ay u isticmaalayaan aaladaha kala duwan ee ay u iibiyaan. Barmaamijkan waxa aan ku falanqayn doonaa khatarta ka iman karta hadaan waalidku ku foojignayn khatarta ka iman karta arinkan . Fadlan hoos ka daawo siina gudbi .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here