Daawo shir lagaga Hadlayey Xaalada Guud ee Gobolka Hawd iyo Dar-dargalinta Amniga guud oo ka qabsoomay Baligubadle

0
372

Bali-gubadle(Warsugannews)Waxaa magaalada Bali-gubadle ee xarunta Gobolka Hawd Lagu qabtey shir lagaga Hadlayey Xaalada Guud ee Gobolka Hawd iyo Dar-dargalinta Amniga guud ee Gobolka Hawd
Shirkan ayaa waxaa ka soo qayb galey Masuuliyiinta Heer Gobol iyo Heer Degmo,Cuqaasha Gobolka Hawd.