Daawo Weftigii Xukuumada ka Socday oo Degmada Xudun Kulan kula qaatay Haldoorka Bulshada‏

0
369

Weftigii uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Maxamud Xaashi Cabdi oo Kormeer Shaqo ku Tegay Magaalada Xudun ee Gobolka Sool ayaa Kulan balaadhan oo is Xog waraysi ah Waxay la yeesheen Qaybaha Bulshada ee Ku dhaqan Degmada Xudun.