Daawo Inta Aadan tahriibin, bal dhegayso Dhibaatada ay danyarta u leedahay‏

0
305

Maamulaha madarasada IBNU TAYMIYA oo maanta kulan uu ku wacyigalinaayey qaybta dumarka ah ee madarasadaasi wax ka barata waxa uu uga digay aafada tahriibta iyo dhibaatooyinka ay danyarteena u leedahayba