DAAWO: Sidee la isugu Gudbiyaa Lacagta Malaayiinka Doollar ah?

0
565

Marka ay suuqa wax kala iibsiga yaallaan lacag adag oo ka badan 2 kun oo billion oo doolar ama labo trillion oo doolar ah, dhaqaalahuna uu u baahan yahay in hantida loo qaado qaab nabadgelyo ah aya waxa jirta in xiligaas ay lacagtaasi hadaf u noqon karto kooxaha tuugada ah.