DAAWO/ Socdaalkii Hawada Sare (Amir Sultan & Hay’adda NASSA)‏

0
368

Muddo 25 sanadood ah oo Amiir Suldaan Bin Salmaan Bin Cabdilcasiis Ala-Sucuud ku jiray Tijaabooyin nololeed oo muhiim u ahaa, ayaa waxay ahaayeen tijaabooyinkaasi kuwo aan bedelin noloshiisa keliya laakiin wax ka bedelay dhamaan nolosha dhalinyarada carbeed, Xiligaa Dunida reer Galbeedku waxay ku mashquulsanayeen horumarinta aaladda dayax gacmeedka kaasoo qayb ka ah xidhiidhka caalamiga ah iyo cilmiga ay dhinac kasta ka samaynayso dunidan aynu ku dul nool nah