Daawo: Taliska Asluubta oo Laascaanood u Tegay Maxaabiis baxsatay Iyo Dhaawac Cisbitaalka Laascaanod la Keenay‏

0
429

Taliye Ku Xigeenka 2aad ee Ciidanka Asluubta Somaliland Gaashaanle Sare Cali Cumar Axmed iyo Saraakiil kale oo Wehelisa ayaa Kormeer Shaqo maanta ku tagay Magaaladda Laascaanood,si ay ugu Kuurgalaan Maxaabiiis ka baxsaday Xabsiga Magaalada Laascaanood.

Sidoo kale Waxaa Cisbitaalka Magaalada Laascaanood la Keenay Hal Qof oo ku Geeriyooday iyo 8 Qof oo ku Dhaawacmay Dagaal laba ardaa oo Walaalo ah ku dhex maray Deegaanka Qorilley ee Gobolka Sool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here