Daawo Tifaftiraha BBC Mary Herbal oo Kormeer ku Timid Wasaaradda Warfaafinta‏

0
345

Tafatiraha BBC-da Ee Afrika Mary Herbal, ayaa Booqasho ku Timi Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland, waxanay kulan la qaadatay Masuuliyiin Wasaaradda Warfaafinta, Iyadda oo Tacsi U Dirtay Ehelkii Iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Axmed Xasan CAWKE