Daawo Waa in cilmi badhis lagu sameeyo wax ugu wacan da’yarteena dhibaatada ay geystaan “Gudoomiye Muuse Biixi”

0
355

Hargeysa(Warsugannews)markuu ka hadlaayey hogaamiyaha xisbiguna waxa uu sheegay in loo baahan yahay in cilmi badhis lagu sameeyo wax ugu wacan da’yarteena dhibaatada ay geystaan, si loo helo talo wada jir loogu maareeyo, habdhaqan wanaagsan oo ay yeeshaan dhalinyarteena lagu soo dabbaalo