Daawo Waa Kuwama Madax Dhuubayaashii Reer Kongo? (Xogta Dahsoon)

0
324

Hargeysa(WSN)Bilowgii Qarnigii 19-AAD ee taariikhda miilaadiga qabiilka Manchito waxay ka mid ahaayeen qoysaskii yaryaraa ee deegaanka ku noqday mandaqadda kaymahu ku daboolan yahiin ee jamhuuriyada Kongo ka dibna waxay isku sii fidiyeen deegaano kale oo ay dad kale ka riixeen illaa ay halkaa ka aasaaseen Boqortooyo iyagu leeyihiin