Daawo: Waan tartamay waa layga guulaystay, laakiin guul daradu marbay guul tahay Balse waa in dib loogu noqdo nidaamka doorasahda Xsibiga, waxa iga go’an midnimada somaliland, waxan ahay nin dhalin yaro ah waanan u da’a yarahay siyaasada wanan siiwadayaa hankayga, tartankuna maantuu bilaabmay.

0
455

Waan tartamay waa layga guulaystay, laakiin guul daradu marbay guul tahay Balse waa in dib loogu noqdo nidaamka doorasahda Xsibiga, waxa iga go’an midnimada somaliland, waxan ahay nin dhalin yaro ah waanan u da’a yarahay siyaasada wanan siiwadayaa hankayga, tartankuna maantuu bilaabmay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here