Daawo “WADDANI Waxaan leeyahay Odayga aan Wada ilaashano , garan maayo waxaad u habaaraysaan ” Muuse Biixi. Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ayaa kulan la qaatay Dhalinyaradda iyo Aqoonyahanka Gobolka Togdheer isaga oo Xisbiyada Mucaaradka ah uga digay inaanay siyaasada ka dayin caafimaadka Madaxweynaha.

0
362

“WADDANI Waxaan leeyahay Odayga aan Wada ilaashano , garan maayo waxaad u habaaraysaan ” Muuse Biixi.

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ayaa kulan la qaatay Dhalinyaradda iyo Aqoonyahanka Gobolka Togdheer isaga oo Xisbiyada Mucaaradka ah uga digay inaanay siyaasada ka dayin caafimaadka Madaxweynaha.