Daawo: Wafti U Hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga Oo Kormeer Ku Soo Maray Degmada Laasgeel Iyo Tulooyinka Hoos Yimaada

0
341

Wafti U Hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga Mudane Cumar Shacayb Maxamed Oo Kormeer Ku Soo Maray Degmada Laasgeel Iyo Tulooyinka Hoos Yimaada,Weftigaas Oo ay Ku Wehelinayaan Wasiir Ku Xigeenka Xanaanada Xoolaha Cali Maxamed Cilmi iyo Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Maroodi Jeex Mudane Rashiid Gudoomiyaha Gudoomiyaha Degmada Laasgeel Mustafe Jebiye iyo Xoghayaha Degmada Laasgeel Mudane Suudi Bariga Maraykanka Xisbiga Kulmiye Nura Axmed Waris Iyo Xubin Ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Marwo Muna Ismaciil Joogdheere, Guud ahaan Waftiga U Hogaaminayey Mudane Cumar shacayb ayaa Ugu Baaqay In Kaadhka La qaato Intaanay Xidhmin Goobaha Madama Ay Tahay Manta Ku Egtahay Shantii Maalmood,