Daawo warbixintii 1aad ee taxanaha banramijka IFTIINSHE 2 oo bisha Ramadaanta la baahiyo. Waxaana warbixintani ku saabsan tahay Saxaafadda iyo masuuliyadda bulshada ka saaran.

0
355