Daawo Wasiir Faratoon Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo ka qayb galay Aaska Ugaas C.laahi Ciise‏

0
531

Boocame(Warsugannews)Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Deegaanka Boocame kaga qayb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Alle ha u Naxariistee Ugaas C.laahi Ciise Nuur oo dhawaan ku Geeriyooday Dalka Turkiga.