Daawo Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi “Mashaariicda Horumarinta Dalku Waa laba Midi waa dan qoys iyo mid deegaan…”

0
448

Hargeysa(Warsugannews)Qorshe ayaanu samaynay qorshahaasi wuxuu ka turjumayaa horumarkii waddankan, Deegaan walba waxa aanu ugu qorshaynay wuxuu u baahan yahay, cadaalad ayaanu ugu qorshaynay gobolada waxa laga yaaba inay halkani maanta Biyo U baahan tahay