Daawo: Wasiirka Maaliyadda oo Kulan la Qaadatay Madax ka Tirsan Midowga Yurub‏

0
420

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta Xafiiskeeda kulan kula qaadatay Saraakiil ka socday Midowga Yurub oo socdaal ku jooga caasimada dalka ee hargaysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here