Daawo Wasiirka Warfaafinta oo Sheegay in S.land aanay Khusayn Shirarka Somalia‏

0
550

Saxaafadda Somaliland ayaa maanta su’aalo ka weydiisay Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse mowqifka JSL ee ku aaddan shirkii Kooxaha Dalka aynu jaarka nahay ee Somaliya ugu qabsoomay Magaalada Muqdisho.