telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Daawo: Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Iyo Arrimaha Dastuurka Oo Dalka Kusoo Laabtay Si Heer Sare Ahna Loo Soo Dhaweeyey

Hargeysa(Warsugannews) Maxamed Xaaji Aadan Wasiirka Wasaaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka oo dalka dibadiisa ku maqnaa  kuna maqnaa hawlo shaqo ayaa  dalka dib ugu soo laabtay, waxaa lagu soo dhaweeyey  Madaarka Cigaal ee Haregysa.

130 total views, no views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins