DAAWO: Waxuu Aasay 10 000 oo ubad ah Waxana uu Koriyey tiro kale, (Xogta Dahsoon)‏

0
399

Hargeysa(WSN)Mr Ton hon Born oo u dhashay dalka Vietnam waxa uu awoodda ilaahay darteed ku badbaadiyey ilaa boqol caruur ah mudadaii 15 sanadod ahayd ee ud ambaysay waxana uu iilka dhigay oo xabaalay in ka badan 10.000 oo ubad ah.