Daawo Wefti balaadhan oo ka socda Dawlada Imaaraatka carabta oo lagu soo dhoweeyey dalkan JSL

0
342

Wefti balaadhan oo ka socda Dawlada Imaaraatka carabta ayaa lagu soo dhoweeyey dalkan JSL waxana ay kulamo la yeesheen qaar ka tirsan hay’adaha dawlada iyo gudiga abaaraha Somaliland oo uu gudoomiye u yahay Madaxweyne ku xigeenka JSL oo ku qaabilay weftiga qasriga madaxtooyada.