Daawo Wefti Ka socda Khalifa Fundation oo u yimid inay u kuurgalaan xaalada abaaraha iyagoo ka jawaabaya baaqii madaxweynuhu u qoray dawlada Imaaraadka oo uu kaga dalbanayay in loo soo gurmado dadka iyo duunyada dhibaataysan ee abaartu saamaysay oo saaka ka soo degay Airportka Hargeysa

0
401

Hargeysa(WSN)Wefti Ka socda Khalifa Fundation oo u yimid inay u kuurgalaan xaalada abaaraha iyagoo ka jawaabaya baaqii madaxweynuhu u qoray dawlada Imaaraadka oo uu kaga dalbanayay in loo soo gurmado dadka iyo duunyada dhibaataysan ee abaartu saamaysay oo saaka ka soo degay Airportka Hargeysa