Daawo Xaaladda Amiirka Sucuudiga ee 11 sano Koomada ku jiray (Xogta dahsoon)

0
351

Hargeysa(WSN)Inanka uu dhalay ninka ay walaalaha yihiin ilioner-ka sucuudiga ah ee Waliid ibnu Dalaal waxa uu la kulmay shil gaadhi muddo haatan laga joogo 11 sanadood isagoo intii ka dambaysayna ku jiray xaalad miirdoorsan ah,