DAAWO: Xayawaanada Ugu Sunta badan, (xogta Dahsoon)

0
433

Inta badan basharka aadamuhu waxa uu iska ilaaliya oo ka taxadaraa xayawaanada dugaaga ah eewaaweyn sida Libaaxa iyo Waraabaha, laakiin, waxaa sidoo kale jira xayawaano aan jismigoodu waaweynayn oo khatar ah,kuwaas oo aan si toos ah kuu soo weerarayn laakiin ay suurogal u tahay inay suntooda ku soo gaadhsiiyaan qaniinyadooda oo ku dili karaan dadka iyo xayawaanka kaleba, taas oo ku keeni karta heer dhimasho..