telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Daawo: Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Oo Kaanbaynkiisii Kasii Laba Jibaray Deegaanada Bariga Somaliland

Burco(WaxsansheegNews) Wafti balaadhan oo uu Hogaaminayo Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama)  ayaa gaadhay Deegaanada Bariga Somaliland gaar ahaan  Qorilugud, Coodanle, Balidhiig Iyo Dhoqoshay  kuwaasi oo uu dhammaantoodba kala kulmay soo dhaweyn diiran.

268 total views, 0 views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins