Daawo: XISBIGU WAA SIDA BEERTA OO HADDAAN TACAB LA GELIN MA KORO MANA HANAQAADO

0
430

XISBIGU WAA SIDA BEERTA OO HADDAAN TACAB LA GELIN MA KORO MANA HANAQAADO..

MADAXWEYNAHU waa abaaha xisbiga waana marjaca ugu dambeeya ee arrin kasta soo afjari doona, waxaa fiican in looga dambeeyo oo laga daayo hadalada ka dhigaaya nin aan xisbiga wax ku lahayn ee odhanaa gacamaha ha ka laabto tartanka murashaxiinta. Waa gef loola kacaayo, mana dhacayso oo taariikhdiisu waxay nku suntantay xisbiga wanaag iyo xumaanba, waana ku waajib inuu usha u dhiibo cid hoggaanka ku soo tacabtay, oo uu soo tijaabiyey oo taqaan halka xisbiga dunta xidhanta laga furim karo, sida cidda cadhoota loo soo celin karo, sida loogu jeexi karo xisbiga dariiq walaaleeya oo sii xoojiya degaanada xisbiga u ah hormoodka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here