Daawo Xogaha Ku Duugan Diyaarada Madaxweynaha Maraykanka (Xogta Dahsoon)‏

0
391

Hargeysa(WSN)Dhanka ammaanka Diyaaradda MadaxtooyadaMaraykanka Boeng 747 waxay u dhigantaa qalcad difaaceeda aad loo adkeeyey iyadoo awood u leh inay ka hortagto hadii gantaalo lala beegsado, halka sidoo kalena ay leedahay gaashaan ka difaaci kara weerar kasta oo dhanka nukliyeerka ah oo suurogal ah in lala beegsado.