DAAWO” Xogo Ku saabsan Islaamka (Xogo aan Dahsoonayn)‏

0
340

Hargeysa(Warsugannews)Ka dib muddo 14 qarni ah ka bacdi diinta islaamku xiligan waa ta labaad ee ay dadka ugu badan ugu dunida ku nooli rumaysan yihiin waxaana haysta ugu yaraan 1 bilion iyo todobo boqol oo milyan oo ruux.