Daawo Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Gudniinka Hablaha oo Hargaysa lagu qabtay‏

0
338

Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda Madax Iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha Qaranka iyo Hay’adaha Samofalka ee dalka ka hawl gala ayaa ka qayb galay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Gudniinka Fircooniga ah oo lagu qabtay Magaaladda Hargaysa