telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Daawo:Qowmiyada Oromada Dowlada Itoobiya Wadne Xanuun Ku Riday Xukumada + Sida ay ugu dhawaaqayaan Magac Alle

Banaanbaxyo hor leh ayaa ka curtay deegaano badan oo ay ku xoogan yihiin qowmiyada Oromada gaar ahaan kuwa mucaaradka ku ah dowlada Itoobiya .

Shacabkaan oo ku dhawaaqayay Allahu Akbar iyo ha noolaato Oromiya ayaa waxeey wadne xanuun ku rideen dowlada Itoobiya maadaama laga cabsi qabo inay hubka qaataan sida rag kale oo Oromo ah kuwaas oo dhawaan duurka galay ka dib markii ay ku dhawaaqeen urur la magac baxay (Ururka xoreeynta iyo midnimada Oromia) .

513 total views, 0 views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins