Dacwad Ka Dhexaysay Maamuladda Jaamacaddaha Hargaysa Iyo Hargaysa International University Oo Lasoo Gunaanaday+Magac Cusub Oo Ay Jaamacadda Kale Qaadatay

0
384

Dacwad Ka Dhexaysay Maamuladda Jaamacaddaha Hargaysa Iyo Hargaysa International University Oo Lasoo Gunaanaday+Magac Cusub Oo Ay Jaamacadda Kale Qaadatay

Hargaysa:(Warsugannews)- Dacwad u dhexaysay Jaamacadda Hargaysa iyo Jaamacad cusub oo magaceeda la yidhaahdo Hargaysa International University,ayaa Axaddii Todobaadkan lasoo gabo-gabeeyay,ka dib markii ay Jaamacadda Cusubi ka tanaasushay Magaca ay hore ula baxday.

Jaamacaddan oo u madax ka yahay PrOF. Gaas oo hore Gudoomiye uga ahaa Jaamacadda Hargaysa,ayaa la sheegayaa inay hadda qaadatay Magaca Moroodi-jeex University.

warsugannews

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here