Dakhliga Dhabta Ah Ee Haamaha Keydka Shidalka……Qalikii Shakir Ahmed

0
636

Dakhliga Dhabta Ah Ee Haamaha Keydka Shidalka……Qalikii Shakir Ahmed
warsugannews
Dakhliga Dhabta Ah Ee Haamaha Keydka Shidalka…..Qalikii Shakir Ahmed

Haamaha kedka shidaalka berbera iyo xadiga lacageed ee bilkasta ka soo baxdaa waxay horumarin kartaa dhamaan kaabayaasha dawladeed hadii la helo nidaam xisaabeed oo leh isla xisabtan iyo daba gal,wax walibana kukala soconaya isla xisabtan.

Isla xisabtan daaye waxa ragaadiyay musuqmaasuq baaladhan oo xitaa golahii sharci dajintu kukala kacday iyadoo aanay jirin cid cid la xisabtamaysa.,Xadiga betrol ee soo gala haamaha keydka berbera bil kasta xadiga lacagta iyo siday u baxaan,cida saamiyada leh

Xadiga soo gala haamaha 5O,OOOm TON iyadoo lawada ogyahay in tayada shidaalku ahayn mid leh tayadii caalamka lana kala qaato kaliya LAALUUSH lagana soo iibiyo sayladaha suuqa madaw loo yaqaan tayo ahaan iyo lacag ahaan xaddi badan u dhexeyo.Sidoo kale waxa hubaal ah in shirkadah kena shidaalka ay saamiga

ugu badan ku leeyihin masuliyiinta igu misanka culus xukumaada silanyo

Foostada shidalki waxay berbera ku timada $70 waxayna haamaha kaga soo baxda isu gayn $180 halka kalmuhu siyaan PER LTR $1 Total fpstadu noqonyaa $200 Xadiga bishii yimaada haamaha keydka waxa lagu qiyaasa 15,000MQ each 1mq=5fsto waxyna kala yihin 10,000mq waa DESEAL

5000mq waa PETROL 1fsto DESEAL $14.175 kana koban RENT EXP,TEX EXPNS,CUSTOM EXP waxa lagu kordhiyay $2pr fosto waxay noqonysaa $14.175+$2= $16.175PER fsto waxa kale oo iyana 1FSTO EE PETROL laga qaadi jiry $15.843+2.5= $18.343

Waxaynu halkan ku kala saaraynaaa habka cashuurta looga qaado iyo xadiga laga qaado ganacsatada shidaalka la soo degta

CASHURTA KASTAMKA CASHURTA HAAMAHA AY

$8.783perfsto DESEAL $8.783DESEAL

$9.1716 PERTL $9.1716 PETROL

Hadaba bishii waxa hama yimada ay yihin 10,000mq nfo ahi ay 1mq =5fsto totalku wuxuu noqnayaa 50,0000MQ oo fosto halka petrlku 5000*5=25000MQfsto petrl

Cashurta hadaba maamulku haamuhu helo markay hawshu sidaa tahay waxay noqoanaysaa

50,000MQfsto naafo*tex income ka haamaha $8.783= $439.15permoth

25000MQPERTL* $9.1716= $229.29PERMTH

Total income per moth wuxuu noqonayaa= $668.44 lacagta xadigaa leg ayaa ah waxa haama shidaalka loo warrejinayo bal u fiirsi lacgta intaa leeg oo si wacan loo maamulo waxay qaban lahay.mase ogtahay in xaddi intaa leeg uu ku dhaco kastamka cashuura taas oo ka dhigaysa in xukuumada Somaliland bishii lacagta haamuhu noqonayso ama kastamka ha ku dhacdo ama Maamulka haameheee HAAMAHA BISHII =$668.44

MAAMULAK KASTAMKANA BISHII = $668.44

Total dhakhli bileedka $1336.88

Cashuurta kastamku waxay toos ugu xerotaa khasnada dhexe se ta kastamku waxay toos ugu xerotaa khasnada Mamulaha kastamka

Su asha Iswaydinta leh waa

YAAA MAAMULA KHARASHKA HAAMAH KA SOO XERODA?

YAAA LA XISAABTAMA MAAMULKA HAAMAHA?

MAXAA LAGU BIXIYAAAAAAAAA?

Waxaynu kaga jawaabi qaybteena danbe insha allaaah

QALINKI SHAKIR AHMED

0633744788

cabdikaariye@hotmil.com

TALO IYO TUSAE WAXA IGA CAAWIYAY

KHADAR JAAMC DRR

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here