DEG DEG: Xasan Sheekh oo Markale la kulmay Madaxweyne Farmaajo maxay ka wada hadalena

0
492

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta Markale La kulmay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo.

Kulanka ayaa l axaqiijiyay in uu ahaa kaliyaha kulan qado oo uu Xasan Sheekh u sameeyay Madaxweyne Farmaajo kulankaas qadada ah oo uu dalbaday Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya.

Maxamed C/laahi Farmaajo, ayaa maalinta bari ah la wareegi doona taliska Madaxtooyadda Sooomaliya, waxaa 22-ka bishaan la qaban doonaa Caleema-saarkiisa.