telesom_4g_webbann550x129er  Final-Group (1)

Deg-deg: Xukuumadda Biixi oo Taageero U Muujisay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia oo Muqdisho Laga Eryey.

January 01 2019 (WMG-Hargeysa) Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland ayaa lagu sheegay in Somaliland ay si buuxda u taageersan tahay  Wakiilka Xoghayaha Qaramada Midoobay ee Somaliland iyo Somaaliya, kaasi oo dhawaan Soomaliya waddankeeda ka saartay.

Somaliland waxay sheegtay Wakiilka Xoghayaha Qaramaday Midoobay uu wax  badan ka qabtay  Nabad Gelyada Arrimaha Diblumaasiyada.

406 total views, 0 views today

Comments

comments




Plugin from the creators ofBrindes :: More at PlulzWordpress Plugins