Degdeg Golaha Wakiilada Somaliland oo Meel mariyey Miisaaniyad Sanadeedka 2017 oo la horkenay ka dib markii golaha wasiirada ay ka soo gudubtay

0
304

Golaha Wakiilada Somaliland oo Meel mariyey Miisaaniyad Sanadeedka 2017 oo la horkenay ka dib markii golaha wasiirada ay ka soo gudubtay, miisaaniyadan ayaa noqonaysa miisaaniyadii ugu badnayd mudadii ay somaliland jirtay