Dhuuni Raacuhu Ima Meteli Karo Aniga! (Mr.Hamse Bashe Mohumed-Shaadhey)

0
483

Dhuuni Raacuhu Ima Meteli Karo Aniga! (Mr.Hamse Bashe Mohumed-Shaadhey)

Ceeb maaha in aan u shaqo tago dal aanu jaarnay laakii waxaaa damiirdaro ah tagidiisaba, siyaasiyiinta waa ay kala duwanyihiin waxaa jira qaar yaqaana maalinba

Waxaa aad ogsoonay in ay jiraa qaar wasiiro isku sheegaya oo u shaqatagay dawlada xamar iyaga oo xilal kaladuwan u qabtay dawlada xamar,og sonahay in qofkii damiir leh uu garanay waxa uu ku suganyay iyo waxa lasoomaray iyo masiirkiisa,qofka bilaadamka ah haduu garanwaayo waxa uu ku suganyay dadkiisu tixgalina waayo oo uu kadoorsado in uu ushaqo tago dal kale taa uu ushaqatagayo magaca dawlada soomaliland kuna faanayo waxaa ka soojeedaa soomaliland waxanan matalayaa Somaliland ,waxaa ka wanaagsanay inuu iska shaqaysto dadkan uu la dhashayna uu masiirkooda aanu hunguri uga doorsan.

Ceeb maaha in aan u shaqo tago dal aanu jaarnay laakii waxaaa damiirdaro ah tagidiisaba, siyaasiyiinta waa ay kala duwanyihiin

waxaa jira qaar yaqaana maalinba halkii ay dhadhamo ku arkaan raaca qaarna waxa kafikiraan aayahooda mustaqbal waxaana u wanaagsan in aanu qofku hunguriga waxa ka arag ee uu qalbiga waxka arko oo uuna kabihiisa u iibin xiluu bariba kadagi doono siiba siyaasiyiinta u shaqo tagay Somalia barina marka lasoo caydhiyana usoo shaqotagi doona Somaliland iyaga oo hunguri gu sooryay.

Waxaa nasiibdaro ah in ay dawlada xamar awrqaad kasoo dhigtaan dad ay dhalashadoodu tahay Somaliland yidhaahdaana waxaan matalaynaa somaliya markii ay garan waayeen waxa ay kula hadlaan Somaliland kuna talogalaan silooga baaqsado wada hadalo ka yimaado labada dhinac, qofka bila aadanka ee soojeedaa waxa uu fahamsanyay una soo jeedaa khidada laguu dhigaayo Somaliland waysoojeeday waanay ka warhaysay inlagu soo darayo xubnahaas,waxaa nasiibdaro ha markii ay usheegtay dawlada xamar ay ka cagjiiday kareebida xubnahaas una sheegtay dadka dhexdhexaadinaya hadii waxaa waajib ah hadii aad qoflahadlayso in aad lahadasho qofka aad waxa isku haysataan laakiin maha inaad lahadasho qofaan joogin oo calooshiisa u hamiya daglaynayo kuna socda sidii uu waxa uga helilahaa masiir kaluminta dadkiisa garna wayay waxan aad lahadlayso ee aad dariiqooda iyo dalkooda ka baabiinaysaa waa meeshii ay caruutaada iyo waalidkaa ku noolaayeen.

Hadaba qofkasta oo muwaadin Somaliland maquudhayaa dalkiisa in uu dib ugu noqdo wixii lasoomaray ilama aha inuujiro calooshiisa u shaqayste mooyee,waxaa kaaga wanaagsan in intii aad inanyar oo reer xamar ah udhabafadhiisanlahayd ayaa mustaqbalka dalka waxaaga gooni u haysta waayo markii horeba waxaa faduuli ahayn in lasameeyo Somali republic wixii la odhanjiray.midna waxaan leeyay dadka reer muqdisho adeerayaan aansi wanaagsan isu macasalaamayno oo anu is nabadgalyayno hadii aan tashaday madaa igaga kaaxidhan dalkaaga iyo dakaaga utasho,markii hore laba kala madaxbanaan waxa isku darsaday imakana kalgo’ay waxaan idileeyay ilmaadeerayaal aan kala turxaan la’aano iskuna sooducayno.

Mr. Hamse Bashe Mohumed-Shaadhey

Hargeysa/Somaliland

Xamse18@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here